SeaTac


Nabadeey SeaTac!

Recology CleanScapes ayaa siin doonta adeegyada ka qaaditaanka qashinka, dib-u-warshadaynta iyo qashinka cuntada & ardaaga ee loogu talagalay qoysaska, meheradaha iyo shirkadaha SeaTac laga bilaabo Juun 1, 2014. Recology CleanScapes ayaa u adeegeysay beelaha Waqooyi-galbeed tan iyo 1997, waxaan aad ku faraxsanahay inaan qayb idinka mid ah aan noqono.

Macluumaad intaa u dheer oo ku saabsan adeeggayaga cusub ayaa lagu soo dhajin doonaa bartan internet Abriil. Illaa wakhtigaas, haddii aad wax su’aalo ah qabto, fadlan nagala soo xiriir 206.767.1166 ama SeaTac@recology.com

Kahor Mey 31, 2014, haddii aad wax su'aalo ah ka qabto biilal ku dallaca ama weyddiisyada adeegga heeganka ah, fadlan kala xiirir Maamulka Qashinka (Waste Management) 800.221.4508. Hase ahaatee, haddii aad jeceshahay inaad beddesho weynida weelkaaga ama heerka adeegga kaddib Mey 18, fadlan uga wac Recology CleanScapes taleefanka 206.767.1166. Weyddiisadyada isbeddellada heerka adeeg ayaa la oofin doona kaddib Juun 2.

Read More...


Macluumaadka Isbeddelada Maalinta Qashin Qaadka

Markay tahay Juun 1, 2014, maalmaha qashin qaaditaanka ayaa isu beddeli doonaa reeraha meelaha casaanka leh, ee hoosta. Guji xaafaddaad si aad u aragto maalintaada cusub ee ka qaaditaanka qashinka. Soo dhawee (zoom in) si aad u hesho cinwaankaaga haddii garan kari weydo isla markaaba agagaaraha aad ku nooshay

Read More...


Recology CleanScapes Highline Store

Dukaanka Recology CleanScapes ayaa dadka u fidiya alaabooyinka ku dhiirri-galiya dhimista qashinka iyada oo lagu beddelo sheyada hal-jeer-isticmaalka kuwa dib loo istcimaalo, korna loo qaadayo alaabta dib-loo- warshadeeyay iyo kuwa dib-loo-warshadayn-karo, iyo in la soo dhaweeyo dib-u-isticmaalka iyada oo loo maro waxyaabo gaar ah oo dib-u-warshadayn sare leh.

Read More...

Ka Yar Ka weyn

Cusboonaysiinta Adeegga

Dhammaan adeegyadu wakhtigooda ayay ku beegan yihiin.

English | español | Soomaali | ਪੰਜਾਬੀ

Adeegga Macmiilka SeaTac
206.767.1166

Saacadaha adeegyada
Daily 8am-5pm

Ku Bixi Taleefanka 206.254.9954

Foomamka Codsiga adeegga

Ku Weyddiinta Iimaylka
seatac@recology.com