News

Categories


 

By City


 

Upcoming Events

Community Events

06/30/15 Clean is community!


See all Events

SeaTac Events Somali | April 30, 2014

Gawaari-gacmeedka Qashinka Cuntada &  Ardaaga ayaa la keeni doona


Laga bilaabo Juun 1, 2014, ka qaaditaanka qashinka cuntada & ardaaga ayaa lagu dari doonaa adeegga qashinka bilaa lacag ku dallac dheeraad ah!

Macaamiisha ay hadda u rukunsan tahay adeegga ka qaadka qashinka cuntada iyo ardaaga ayaa ku siin wadan ka qaaditaanka oo laguma dallacayo ujro dheeraad ah adeeggan.

Haddii aadan hadda lahayn rukunsiga qashinka cuntada iyo ardaaga, waxaad heli doonaa gaari-gacmeed cusub oo loogu talagalay qashinka cuntada iyo ardaaga oo ah 96-gaaloon muddada ah toddobaadka Mey 26. Haddii aad doorbidayso inaadan ka qaybgalin adeggan, ama aad jeceshahay gaari-gacmeedka qashinka cuntada iyo ardaaga weynaan ka duwan leh, fadlan la xiriir 206.767.1166 ama seatac@recology.com.

Qashinka cuntada iyo ardaaga ayaa la qaadi doonaa toddobaad kasta oo ah isla maalinta lagaa qaadayo qashinka. Wixii su'aalo dheeraad ah ee ku saabsan adeegga qashinka cuntada iyo ardaaga fadlan eeg rabta “Maxaan ku Sameeyaa?”.




Tags

wrapping paper whale weekly tip wastemobile waste reduction rewards waste reduction valentine upcycling toy swap the recology store take back your meds swap sustainable superbowl styrofoam streetscapes store soil snow shoreline seattle seatac school scholarship reuse repair regift recycling recycle truck visit recon queen anne portland plastic bag plastic phone paper packaging mulch movie medicine maple valley litter leftovers junk mail issaquah interconnection inclement weather hybrid truck holiday highline heat halloween green energy grass grand opening golden dumpster going green gift garden football food waste food drive evergreen fleets event energy electronics education earth day e-waste donate des moines contract conscious consumption composting compost community improvement award clothing cleanscapes store clean up christmas tree cell phone catalog carnation burien bothell boma bikeworks bikes bike battery batteries bag ban baby award ants america recycles day NRR HLA Film Burien News