Burien


Nabadeey Burien!

Recology CleanScapes ayaa siin doonta adeegyada ka qaaditaanka qashinka, dib-u-warshadaynta iyo qashinka cuntada & ardaaga ee loogu talagalay qoysaska, meheradaha iyo shirkadaha Burien laga bilaabo Juun 1, 2014. Recology CleanScapes ayaa u adeegeysay beelaha Waqooyi-galbeed tan iyo 1997, waxaannu aad ugu faraxsannahay inaan qayb idinka mid ah aan noqono.

Macluumaad intaa u dheer oo ku saabsan adeeggayaga cusub ayaa lagu soo dhajin doonaa bartan internet markay tahay Abriil. Ilaa wakhtigaas, haddii aad wax su’aalo ah qabto, fadlan nagala soo xiriir 206.767.3322 ama burien@recology.com.

Haddii aad wax su'aalo ah aad ka qabto biilasha ama dalbashada adeegga kahor Mey 31, fadlan kala xiriir Maamulka Qashinka (Waste Management) taleefanka 800.592.9995.

Waxaan si xiise leh u sugnaaba waa inaan adiga kuu adeegno!

Read more...


Macluumaadka Isbeddelada Maalinta qashin Qaadka

Maalinta Juun 1, 2014, maalmaha qashin qaaditaanka ayaa isu beddeli doona jiidaha casaanka leh, ee hoosta.

Read more...


Recology CleanScapes Highline Store

Mar kale ka soo wardoon taariikhda furitaanka, goobta iyo saacadaha.

Read more...

Ka Yar Ka weyn

Cusboonaysiinta Adeegga

Dhammaan adeegyadu wakhtigooda ayay ku beegan yihiin.

English | español | Việt | Soomaali | ភាសាខ្មែរ

Adeegga Macmiilka Burien
206.767.3322

Saacadaha adeegyada
Daily 8am-5pm

Ku Bixi Taleefanka 206.521.5107

Foomamka Codsiga adeegga

Ku Weyddiinta Iimaylka
burien@recology.com